Somali women journalists rights association ayaa maanta ka furtay tabarka olalaha waciyi-gelinta Guurka caruurnimada iyo xiliga hore dhibaatada ka dhalata la xariira

ururka udooda xaquuqda haweenka saxafiyiinta Soomaaliyeed  SOWJRA iskashayanayaan -peer oo maal galinayso hayada UNFPA Somali. waxana ka qeyb galay 40 ruux oo u badan dhalin yaro iyo haween oo kala socotay bulshadda iyo Ma,suuliyiin . ka soo qeyb galayaasha oo wax ka bartay dhibaatada guurka caruurnimada ee gabdhaha ka dhalata, ayaa waxa kooxada Bayxaw ee fanaaniiinta Baydhabo halkaasi ka dhigeen Ruwayd iyo heeso ka hadlaya dhibabaatada laga dhaxlo guurka caruurnimada ee gabdhaha yar yar .waxana hoosta laga xariirqay in laga hortaga si loo babdbaadiyo mustaqabalka caruurta ama gabdhaha