Somali women journalists rights association ayaa maanta ka furtay tabarka olalaha waciyi-gelinta Guurka caruurnimada iyo xiliga hore dhibaatada ka dhalata la xariira
ururka udooda xaquuqda haweenka saxafiyiinta Soomaaliyeed SOWJRA iskashayanayaan -peer oo maal galinayso hayada UNFPA Somali. waxana ka qeyb galay 40 ruux oo u badan dhalin yaro…